Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya. Kulankan ayaa intii uu socday lagaga hadlayay Arimaha Doorashooyinka dalka iyo amaanka,waxa ayna labada dhinac si qoto dheer  u falanqeeyeen Xaalada kala guurka ah iyo sidii ay u dhici lahayd Doorasho … Continue reading Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka (Sawirro)